New Agent mode
General Accounting
Apply Before
Mar 01, 2026
Place of work
Somalia
Employment type
Full Time
Experiance required (years)
Degree
Requirnment
Magaca Shaqada: Xisaabiyaha Guuud (General Accounting)Waaxda: MaaliyaddaKormeera: Xisaabiyeyaasha LaamahaU warbixiyaa: Agaasimaha MaaliyaddaSharaxaad KoobanXisaabiyaha Guuud wuxuu mas’uul ka yahay kormeerka, ansixinta, iyo xakameynta dhammaanmacaamilada maaliyadeed ee maalinlaha ah ee shirkadda. Doorkan wuxuu hubiyaa saxnaanta,hufnaanta, iyo anshaxa iibka, iibka alaabta, lacag bixinta, dhaqdhaqaaqa alaabta, iyo warbixintamaaliyadda, isagoo ilaalinaya xakameyn maaliyadeed oo xooggan iyo isla xisaabtan.Waajibaadka Muhiimka ah iyo Mas’uuliyadaha1. Xiritaanka Cash accounts ee dhammaan laamaha shirkadda.2. Diiwaangelinta badeecadaha cusub nidaamka xisaabaadka (Odoo Accounting system) sisax ah oo waqtigeeda ku habboon.3. La socodka daymaha ka maqan shirkadda (AR) e waqtigodi ladhaafay, iyo daymaha laguleeyahay shirkadda (AP).4. La socodka dhammaan dhacdoyinka maalinlaha ah (Daily Transaction) e iibka si loohubiyo dhammaystir iyo saxnaanta.5. Kormeerka iyo la socodka soo celinta badeeco la iibsaday iyo hubinta in wax ka beddelkamaaliyadeed si sax ah loo sameeyay.6. Dib u eegista, iyo la socodka dhammaan lacagaha la bixiyo maalin kasta (Daily payments),oo ay ku jiraan lacagaha yar-yar iyo lacagaha waaweyn.7. Hubinta in lacag bixinta lamarsiiyay dukumiintiyo sax ah isla markaana waafaqsansiyaasadaha shirkadda.8. La socodka iibsashada maalinlaha ah (Daliy purchases) si loo hubiyo qiimaha, tirada, iyoansixinta saxda ah.9. Ka qeyb qaadashada hawlaha kale ee shirkadda marka loo baahdo.10. Diyaarinta warbixinno dhameystiran dhammaan laamaha shirkadda (Isbuucle iyo Bile)
More...
How to apply