New Agent mode

Midwife & Nursing - (9 Positions)

Apply Before
Feb 16, 2026
Place of work
Berbera
Employment type
Full Time
Experiance required (years)
Degree

Requirnment

Jamhuuriyadda SomalilandDawladda Hoose ee Degmada BerberaRepublic of Somaliland / Municipality of BerberaXafiiska Maamulka Shaqaalaha Dawladda Hoose ee Degmada BerberaREF:XMDH/DB/XSH/21/2026Taariikh:Isniin, January 19, 2026Ku:Cidii DanaynaysaUjeeddo:Baahin Fursado ShaqoDawladda hoose ee degmada Berbera waxay baahinaysaa9 fursadood oo shaqo, kuwaas oo kala ah4 Umuliso (Midwife)iyo5 Kalkaaliso (Nursing)oo ka banaan xarunta hooyada iyo dhallaankaBulaxaar MCH.Sidaa darteed cidii danaynaysa in ay ka faa’iidaysato fursadahaas shaqo kana mid noqdaan shaqaalaha boosaskaas, waxaa lagu wargelinayaa inay ku soo hagaajiyaanCV-yadooda, shahaadooyinkooda iyo dhammaan shuruudaha looga baahan yahayxafiiska shaqaalaha dawladda hoose ee degmada Berbera.
More...

How to apply

Contact Information

Posted: Jan 20, 2026

An error has occurred. This application may no longer respond until reloaded. Reload 🗙